What
we can learn from the body condition of this camel is that it
maintains full body weight with minimum feed originating from food
leftovers and vegetative remnants of Qat leaves, mostly consumed by
men. This may indicate the possibility of establishing camel farms
and ‘sedentarizing’ the ever mobile animal so that it can be
maintained with less feed. Moreover, this could result in the
increase of milk and meat production, and eventually increase of
incomes.
Another
positive aspect could be the diminishing of inter communal frictions,
as most of the conflicts in the past have been triggered by different
issues relating to camel herding such as rustling, stealing and
unknotting a camel bell from the neck of a she-camel, and barring
camels from accessing water.
On
the negative side, the whole culture and indigenous knowledge
relating to camel husbandry and management could be lost forever.
Jokingly,
we can also learn from this picture how to tread by the road (giving
way to motor vehicles lol)
Xaalufka
iyo si-xun-u-maamulidda dhulka awgeed, waxa uu dhul-daaqsimeedkeenni
isu doorinayaa mid aan kaabi karin kuna fillaan karin xoolaheenna
nool – si la mid ah sidii lagu soo dhaqmi jiray boqollaal gu’ iyo
in ka badanba.
Maxaynu
ka baran karnaa Awrka:
Waxa
muuqata in jidhkiisu buuxo isaga oo aan cunto badan cunin – oo aan
ahayn hambooyinka iyo garaabada qaadka uu ka helo suuqyada Berbera.
Tani waxa ay tilmaan u noqon kartaa suurto-galnimada in geela meel
lagu xerayn karo, oo la yarayn karo socodkii dheeraa ee ay nafaqada
iyo tamartu kaga baxaysay. Sidoo kale, waxa badan kara caanaha iyo
hilibka – taas oo si la mid ah uu kordhi karo dakhliga ka soo
gelaya cidda dhaqanaysa. Faa’iido kale oo hab-dhaqankani yeelan
karo waxa weeye: Waxa yaraan doona dirirta iyo qulqulatooyinka ka
dhasha geela sida xatooyada/dhaca geela, furashada/xadista kooraha,
geel biyihii loo diiday (ceelkii la iska hortaagay) iwm.
Dhinca
taban, hab dhaqankani waxa uu horseedi karaa in ay lunto aqoontii
ab’agooga (hore) ahayd ee la xidhiidh-dhay dhaqashada geela.
Kaftan:
Waxa kale oo aynu ka baran karnaa awrka jidka oo si nabadgelyo ku
jirto loo maro kkkkkk
No comments:
Post a Comment